Vedlegg til Kurver/Sekker/Poser til kildesortering, rammeavtale
Fil: som_utg1_2026.pdf
Vedlegg til anbudet Kurver/Sekker/Poser til kildesortering, rammeavtale fra Hallingdal Renovasjon IKS.
Maclumaad ku saabsan qashinka iyo
qashinka dib loo burburiyo
Waxaanu ka uruurinaa gurigaaga noocyada qashinka qaar ku dhawaad todobaad kasta.
Jadwalka hoose waxa uu muujinayaa nooca qashinka ee aanu uruurino todobaad kasta.
QASHINKA QOYSKA WAXAA LOO KALA QAYBIYAA SHAN QAYBOOD:
• qashinka cuntada
• bushqada quruuradaha iyo birta
• waraaqaha/kartoonada/booskaadhada
• bacda wax lagu qaado
• qashinka guud (diidmo)
Kala saarista qashinka ayaa muhiim u ah si loo yareeyo saamaynta xun ee ay ku leeyihiin deegaanka iyo si
sida wanaagsan loogu isticmaalo wixii hore loosoo saaray. Waxaa sidoo kale daruuri ah in la xaqiijiyo in ay kuu
banaan tahay wax kugu filan qashin qubkaaga.
Waa inaad heli karto weelka qashinka ee qayb kasta oo ku qoran halkan, marka laga tago wixii bacaha wax
lagu qaato ah kuwaas oo lagu rido meel gaar ah oo aanu ku siinay.
Waxaa muhiim ah in kaliya bacaha deegaanka u wanaagsan oo kaliya loo isticmaalo wasakhda cuntada. Hadii
aad u baahan tahay baco deegaanka u wanaagsan, kaliya waxa aad ku xidhaa bac qashin qubkaaga cuntada,
oo waxa aanu kuu keeni doonaa baco cusub. Waxaa sidoo kale macquul ah in laga helo bacaha deegaanka u
wanaagsan xarumaha qashin qubka ama xarunta adeega Dawlada Hoose.
Waxa aad sidoo kale dalban kartaa kartoon cas oo loogu talo geley qashinka sunta ah sida baytaryada, ranjiga,
guluubyada laydhka, iyo aaladaha elektorooniga ah ee yaryar. Marka uu kartoonku buuxsamo, waxa aad
gaysaa xarunta la geeyo qashinka deegaanka.
Waxa aad sidoo kale aad keeni kartaa ku dhawaad nooc kasta oo qashinada kale ah xarunta deegaanka ee
qashinka la geeyo, iyada oo bilaash ah.
Tusaale ahaan, alaabta guriga, bushqadaha kartoonada waawayn, birta, alaabaadka korontada, qashinka
dhismaha, qashinka beerta, imw.
Saacadaha ay furan tahay waxaa laga heli karaa websaytkeena: hallingdalrenovasjon.no
Ma uruurin doono wax qashin ah oo la dhigay meel ka baxsan qashin qubka. Maalinta la uruurinayo, biinka waa
in la dhigaa ugu badnaan meel shan mitir u jirta meesha uu istaagayo gaadhiga qaadayaa. Barafka waa in laga
masaxaa jiilaalka waxa aanu markaa si fudud u qaadi karnaa qashin qubka. Jay waa in loo dhigo hadii uu jiro
baraf. Xagaaga, dhirta iyo dooga waa inayna xanibaynin qashin qubka ama gaadhiga.
YE
Hallingdal Renovasjon IKS | Taleefanka: [skjult nummer] |N Iimeelka: firmapost@hallingdalrenovajson.no
TIDER
Harmonogram wywozu odpadów styczeń – czerwiec 2026
Styczeń Luty
TYDZ. pon wt śr czw pt sob nie TYDZ. pon wt śr czw pt sob nie
1 1 2 3 4 5 1
2 5 6 7 8 9 10 11 6 2 3 4 5 6 7 8
3 12 13 14 15 16 17 18 7 9 10 11 12 13 14 15
4 19 20 21 22 23 24 25 8 16 17 18 19 20 21 22
5 26 27 28 29 30 31 9 23 24 25 26 27 28
Marzec Kwiecień
TYDZ. pon wt śr czw pt sob nie TYDZ. pon wt śr czw pt sob nie
9 1 14 1a)
2 a)
3 a)
4 5
10 2 3 4 5 6 7 8 15 6a) 7a) 8 9 10 11 12
11 9 10 11 12 13 14 15 16 13 14 15 16 17 18 19
12 16 17 18 19 20 21 22 17 20 21 22 23 24 25 26
13 23 24 25 26 27 28 29 18 27 28 29 30
a)
brak odbioru odpadów ze względu na Święta Wielkanocne - odpady zmieszane/
14 30 31 plastik zostaną odebrane w ciągu dwóch tygodni.
Maj Czerwiec
TYDZ. pon wt śr czw pt sob nie TYDZ. pon wt śr czw pt sob nie
18 1 2 3 23 1 2 3 4 5 6 7
19 4 5 6 7 8 9 10 24 8 9 10 11 12 13 14
20 11 12 13 14 15 16 17 25 15 16 17 18 19 20 21
21 18 19 20 21 22 23 24 26 22 23 24 25 26 27 28
22 25 26 27 28 29 30 31 27 29 30
Poniedziałki: Nesbyen*, Flå** i Krødsherad*** * Wywozy z Nesbyen, między rzeką a linią kolejową, ze Svenkerud do Tøllemovegen włącznie odbywają się
obecnie w CZWARTKI.
Wtorki: Gol i Flå ** Poniedziałkowa trasa Flå: Rv7 od granicy z Nesbyen do ronda w Bjørneparken,
Środy: Hol i Krødsherad**** w tym Stavnsgutu, Stavnsvegen i Øygardsvegen.
Czwartki: Ål i Nesbyen* *** Poniedziałek Krødsherad: Zachodnia strona od Kryllingheimen – Ringnes – skrzyżowanie Bråtastua
Piątki: Hemsedal i Krødsherad***** **** Środa Krødsherad: Hamremoen – Krøderen – granica Sigdal
***** Piątek Krødsherad: Granica Flå – rondo Hamremoen – Redalen – Havikskogen
ODPADY ODPADY PAPIER OPAKOWANIA SZKLANE
PLASTIK I METALOWE = BRAK WYWOZU
ZMIESZANE ŻYWNOŚCIOWE I TEKTURA
Saacadaha furitaanka xarunta dib u warshadaynta
Sorteringsguide – hva og hvordan? Hemsedal WAXAA
se også www.sortere.no
forLACAG LA’AAN
ytterligere KA AH
informasjon.
FIIRO GAAR AH! ––hva XARUNTA DIB U WARSHADAYNTA
XARUNTA DIB U WARSHADAYNTA ee LANGESET
Sorteringsguide
Sorteringsguide hvaog
oghvordan?
hvordan? Torsetstølvogen 47, Hemsedal
se også
se også www.sortere.no
www.sortere.no
Waa mamnuuc in qashinka lagu dhaafo
for for ytterligere
ytterligere informasjon.
informasjon.
Sorteringsguide
Isbeddel saacadaha
– hva
hva og
og hvordan?
hvordan?
Talaado: 12-19 (12-18 laga bilaabo 1.11 ilaa 31.3) meelaha
se ogsålagu celiyo/ koonteenarada!
Sorteringsguide –
www.sortere.no
Khamiis: 12-19 (12-18 laga bilaabo 1.11 ilaa 31.3) se
Kuwanogså GLASS-
www.sortere.no
waxaa loogu OG oo kaliya
talagalay
furitaanka Sabti: 10-14 (isbuucyada tirada siman laga bilaabo 1.11 ilaa 31.3)
for ytterligere
for ytterligere
qashinka
informasjon.
informasjon.
METALLEMBALLASJE
guriga ee guryaha fasaxa iyo
Sorteringsguide – hva og hvordan?
Hol Nesbyen
se også www.sortere.no
guryaha yar ee GLASS-
GLASS-
leh OGOG aruurinta.
nidaamka
for ytterligere informasjon.
METALLEMBALLASJE
METALLEMBALLASJE
XARUNTA DIB U WARSHADAYNTA ee LAUVRUD
GLASS- OG
GUNNBJØRNDOKK XARUNTA DIB U WARSHADAYNTA GLASS- OG
Dhammaan macaamiishayadu waxay
Lauvrudvegen 40, Geilo Rudvegen 545, Nesbyen METALLEMBALLASJE
qashinkaMETALLEMBALLASJE
geeyaan xarumaha dib-u-
Isniin: 12-19 (12-18 laga bilaabo 1.11 ilaa 31.3) Talaado: 12-19 (12-18 laga bilaabo 1.11 ilaa 31.3) warshadayntaGLASS-
iyada ooOGaan kharash
Arbaco: 12-19 (12-18 laga bilaabo 1.11 ilaa 31.3) Khamiis: 12-19 (12-18 laga bilaabo 1.11 ilaa 31.3) dheeraad METALLEMBALLASJE
ah lagu bixin, tani waxay ku
Sabti: 10-14 (isbuucyada tirada siman laga bilaabo 1.11 ilaa 31.3) Sabti: 10-14 (isbuucyada tirada kala dheer laga bilaabo 1.11 ilaa 31.3) jirtaa kharashka nadiifinta.
Ål Flå Ganacsatadu waa inay la xidhiidhaan
XARUNTA DIB U WARSHADAYNTA ee KLEIVI RUGTA DIB U WARSHADAYNTA ee ROPPEMOEN Hallingdal Renovasjon wixii
Xarunta ganacsiga ee Kleivi 23, Ål Roppevgen 200, Flå macluumaad ah ee ku saabsan
Talaado: 12-19 (12-18 laga bilaabo 1.11 ilaa 31.3) Isniin: 12-16 xaaladaha keenista.
Khamiis: 12–19 (12–18 laga bilaabo 1.11 ilaa 31.3) Khamiis:
Arbacada: 12–18
12-18
Sabti: 10-14 (isbuucyada tirada kala dheer laga bilaabo 1.11 ilaa 31.3) Sabti: 10-14 (isbuucyada tirada siman laga bilaabo 1.11 ilaa 31.3) SU'AAL MA HAYSATAA?
Waxaad macluumaad dheeraad ah ka
Gol Krødsherad heli kartaawww.hallingdalrenovasjon.
XARUNTA DIB U WARSHADAYNTA ee KLEMMAVEGEN XARUNTA DIB U WARSHADAYNTA ee SLETTEMOEN no
Klemvegen 35, Gol Elgedalen 165, Krøderen
Isniin: 12-19 (12-18 laga bilaabo 1.11 ilaa 31.3) Talaado: 12–16 Ama waad nala soo xidhiidhi kartaa.
Arbaco: 12-19 (12-18 laga bilaabo 1.11 ilaa 31.3) Arbaco: 12–18 Iimayl:
Sabti: 10-14 (Sabti kasta) Sabti: 10-14 (isbuucyada tirada kala dheer laga bilaabo 1.11 ilaa 31.3) firmapost@hallingdalrenovasjon.no
Taleefanka: 32 08 61 10
FIIRO GAAR AH! Saldhigyada dib-u-warshadaynta waxay furnaan doonaan sabtida labaad oo (Maalmaha shaqada 09-15)
keliya xilliga jiilaalka!
Find important information about waste disposal Важливу інформацію про утилізацію та переробку відходів дивіться на
and recycling at www.hallingdalrenovasjon.no www.hallingdalrenovasjon.no
Retrouvez desinformation
informations importantes sur l’élimination des يww.hallingdalrenovasjon.no ﯾﻣﻛن اﻻطﻼع ﻋﻠﻰ ﻣﻌﻠوﻣﺎت ھﺎ ﱠﻣﺔ ﻋن اﻟﺗﺧﻠّص ﻣن اﻟﻧﻔﺎﯾﺎت ﻓﻲ اﻟﻣوﻗﻊ
Find important about waste disposal www.hallingdalrenovasjon.no
www.hallingdalrenovasjon.no
w
déchets
and et le at
recycling recyclage sur www.hallingdalrenovasjon.no
www.hallingdalrenovasjon.no
Ważne informacje nana temat postępowania z odpadami ኣገዳሲ ሓበሬታ ብዛዕባ ኣተሓሕዛ ጓሓፍ ኣብዚ ትረክብ www.hallingdalrenovasjon.no
FindWażne
Find informacje
important
important
można
temat
information
information
znaleźć na
postępowania
about
about waste
waste z odpadami
disposal
disposal można
stronie www.hallingdalrenovasjon.no
يwww.hallingdalrenovasjon.no
www.hallingdalrenovasjon.no
www.hallingdalrenovasjon.no
w w اﻟﻣوﻗﻊ
اﻟﻣوﻗﻊ
يww.hallingdalrenovasjon.no
ww.hallingdalrenovasjon.no اﻟﻧﻔﺎﯾﺎت ﻓﻲ
اﻟﻧﻔﺎﯾﺎت ﻓﻲ ص ﻣن اﻟﺗﺧﻠّص
اﻟﺗﺧﻠّﻣن ﻋنﺔ ﻋن
ﻣﻌﻠوﻣﺎتﺔھﺎ ﱠﻣ
ﻣﻌﻠوﻣﺎت ھﺎ ﱠﻣ
ﻋﻠﻰ ﻋﻠﻰ اﻻطﻼع
اﻻطﻼع ﯾﻣﻛنﯾﻣﻛن
andznaleźć
and na stronie
recycling
recycling at www.hallingdalrenovasjon.no
at www.hallingdalrenovasjon.no
www.hallingdalrenovasjon.no
Visą informaciją
FindSvarbią
important
informaciją apie
information
apieatliekų
about
atliekųtvarkymą
waste
tvarkymą rasite:
disposal
rasite: www.hallingdalrenovasjon.no
w
يኣገዳሲ
ww.hallingdalrenovasjon.no
ኣገዳሲ
ሓበሬታ ሓበሬታ
ብዛዕባ ብዛዕባ اﻟﻣوﻗﻊ
ኣተሓሕዛ
ኣተሓሕዛ ጓሓፍ ﻓﻲ
ጓሓፍ
ኣብዚاﻟﻧﻔﺎﯾﺎت
ኣብዚትረክብ ትረክብ ّﯾﻣﻛن اﻻطﻼع ﻋﻠﻰ ﻣﻌﻠوﻣﺎت ھﺎ ﱠﻣﺔ ﻋن اﻟﺗﺧﻠ
ﻣنwww.hallingdalrenovasjon.no
ص
www.hallingdalrenovasjon.no
www.hallingdalrenovasjon.no
andWażne اﻟﺗﺧﻠاّیعا
Ważne
Find informacje
informacje
important na temat
na temat
atinformation postępowania
postępowania
about waste z odpadami
z odpadami
disposal można
można
recycling
znaleźć naat
www.hallingdalrenovasjon.no
www.hallingdalrenovasjon.no
www.hallingdalrenovasjon.no
andznaleźć stronie
na stronie
recycling www.hallingdalrenovasjon.no
www.hallingdalrenovasjon.no
www.hallingdalrenovasjon.no
.ﻊ صفحه مربوطه بدست بیاورید
www.hallingdalrenovasjon.no
w يww.hallingdalrenovasjon.no اﻟﻣوﻗند
ﻓﻲاین پیو
اﻟﻧﻔﺎﯾﺎتد در
ﻣن می توانی
صت را ﻋنه و ظ
ھﺎم ﱠﻣورﺔ زبال
ﻣﻌﻠوﻣﺎتبه ا
ﻋﻠﻰه رسیدگی
اﻻطﻼعد نحو
ﯾﻣﻛنهم در مور
اطالعات م
Ważne informacje na ah
temat postępowania z odpadami można ኣገዳሲ ሓበሬታ ብዛዕባ ኣተሓሕዛ ጓሓፍ ኣብዚ ትረክብ www.hallingdalrenovasjon.no
Warbixin
FindWarbixin
important
Svarbią
Svarbią
Ważne muhiim
muhiim
informaciją
informaciją
informacje naapieah
oo
information oo
apieku ku saabsan
saabsan
about waste
atliekų
atliekų
temat maaraynta
maaraynta
disposal
tvarkymą
tvarkymą
postępowania rasite:
rasite:
z odpadami qashinka
qashinka
można www.hallingdalrenovasjon.no
يኣገዳሲ
w ሓበሬታ ብዛዕባ ኣተሓሕዛ
ww.hallingdalrenovasjon.no اﻟﻣوﻗﻊ
ጓሓፍﻓﻲ اﻟﻧﻔﺎﯾﺎت
ኣብዚ ትረክብ ص ّﯾﻣﻛن اﻻطﻼع ﻋﻠﻰ ﻣﻌﻠوﻣﺎت ھﺎ ﱠﻣﺔ ﻋن اﻟﺗﺧﻠ
www.hallingdalrenovasjon.no
ﻣنwww.hallingdalrenovasjon.no
znaleźć na stronie
andwaxaad kaat
recycling
waxaad
www.hallingdalrenovasjon.no
helaysaa
ka helaysaa
www.hallingdalrenovasjon.no
www.hallingdalrenovasjon.no
www.hallingdalrenovasjon.no
znaleźć na stronie www.hallingdalrenovasjon.no
www.hallingdalrenovasjon.no
www.hallingdalrenovasjon.no .ورید.تریبیدا
ساو
تدبی
سبصمفرحبهوطمهرببودطه
صنفدحه
تیرا تومانییدتوادنریایدند پراییونند پیو
یمبوهر ازمبوالره زوبالظهایوعاظتایرعاا م
ییدبهگ ا
ت دمرهممودررد منوحروده نرحسویهدرگس
اطالعااطتالمعاهم
Svarbią informaciją apie atliekų tvarkymą rasite: ኣገዳሲ ሓበሬታ ብዛዕባ ኣተሓሕዛ ጓሓፍ ኣብዚ ትረክብ www.hallingdalrenovasjon.no
Tafuta
Warbixin
Ważne
Warbixin
Svarbią habari
muhiim
informacje
muhiim ah
informaciją muhimu
na ah
oo
apie oo
temat
ku kukuhusu
saabsanutupaji
postępowania
saabsan
atliekų
www.hallingdalrenovasjon.no taka
maaraynta qashinka
z odpadami
maaraynta
tvarkymą qashinka
rasite: można
.اطالعات مهم در مورد نحوه رسیدگی به امور زباله و ظایعات را می توانید دراین پیوند صفحه مربوطه بدست بیاورید
waxaad
znaleźć
waxaad na ka helaysaa
stronie
ka helaysaa www.hallingdalrenovasjon.no
www.hallingdalrenovasjon.no
www.hallingdalrenovasjon.no
na kuchakata kwenye www.hallingdalrenovasjon.no
www.hallingdalrenovasjon.no .اطالعات مهم در مورد نحوه رسیدگی به امور زباله و ظایعات را می توانید دراین پیوند صفحه مربوطه بدست بیاورید
Warbixin muhiim ah oo ku saabsan maaraynta qashinka
Svarbią informaciją apie atliekų tvarkymą rasite:
Tafuta
Warbixin
waxaad ka habariahmuhimu
muhiim
helaysaa oo ku kuhusu
saabsan utupaji
maaraynta taka
qashinka
www.hallingdalrenovasjon.no .اطالعات مهم در مورد نحوه رسیدگی به امور زباله و ظایعات را می توانید دراین پیوند صفحه مربوطه بدست بیاورید
www.hallingdalrenovasjon.no
waxaad ka helaysaa www.hallingdalrenovasjon.no
na kuchakata kwenye www.hallingdalrenovasjon.no
Warbixin muhiim ah oo ku saabsan maaraynta qashinka
waxaad ka helaysaa www.hallingdalrenovasjon.no
Hagaha kala soocida
QASHINKA QASHINKA CAAG-
CUNTADA HARAAGA AH BAAKADAHA
Qobka miraha, hambada Xafaayadaha, suufka,
Bacaha balaastikada ah
cuntada, miraha bololay, bacaha eyga
iyo bireed caag ah
khudaarta
Tiro yar oo ubaxyo ah
Malaayga, xawlaha badda Koobabka caaga ah,
iyo dhir dheri ah
gasacadaha iyo weelasha
Bacaha shaaha,
filtarrada kafeega, kafeega Shumac, dambas
la qaboojiyey, dhuxul Baakadaha balaastigga ah
ee hilibka, khudradda,
khudaarta, jeexjeexyada
Haraaga hilibka qabowga, cuntooyinka fudud
iyo lafaha yaryar Lafo waaweyn
Faafin, waxyaabaha Duub hadiyadeed Dhalooyinka caaga ah
caanaha ka sameeysan oo dhalaalaya ee shaambada, labiska
iyo alaabta la dubay iyo saabuunta
Alaabta ay caruurta
Tuwaalada waraaqaha ku ciyaaraan, qalinka,
Dhalooyinka ubaxa caaga ah
ah iyo nabkinnada calamadaha, qalin qori
Waa inuu ahaadaa mid aan
lahayn hadhaaga alaabta!
Lagu keenay bac
gaar ah oo loogu
Lagu kala soocay talagalay baco la soo
bac noole oo gooni celin karo. Ku xidh
ah oo lagu dhex bacda oo ku dheji
tuuray qashinka lagu kartoonada iyo
talagalay qashinka daasadaha
cuntada. warqadda leh ee
jillaabka leh.
Soo deji APP-KEENA-!
Hallingdal Renovasjon waxay leedahay
app u gaar ah oo aad si toos ah uga
heli karto ogaysiisyada faaruqinta
mobilkaaga. App-ka waxa kale oo aad ka
heli doontaa sortere.no
KARTOON MURAAYADAHA IYO Eeg hallingdalrenovasjon.no/app
IYO WARQAD BIRTA BAAKADAHA
Sortere.no
Sortere.no waxaad ka heleysaa
jawaabaha, hagitaan iyo dhiirigelin aad
uga baahan tahay kala soocida ilaha iyo
Warqadaha, wargeysyada, Dhalooyinka malmaalaadada dib u warshadaynta. Kaliya geli waxaad
xayaysiisyada rabto inaad kala soocdo, waxaadna heli
doontaa jawaab ku saabsan meesha iyo
sida loo geeyo dib u warshadaynta.
Bacaha
Dhalooyinka dhalada
Sanduuqyada kartoonada yaryar
Haddii aad u baahan tahay bacaha oo
dheeraad ah, ku xidh bac gasacyada mar-
ka xigta ee la qaadayo. Waxa kale oo laga
soo ururin karaa xarumaha dib u warsha-
Gasacadaha birta ah ee cuntada daynta ama fagaarayaasha adeega ee de-
Kartoonada caanaha iyo casiirka iyo tuubooyinka dushooda gmooyinka. Bacaha baakadaha caaga lagu
rido waxaa la qaybiyaa hal mar sannadkii.
Warqada xafiiska, baqshadaha 5 mitir
Aluminiumka iyo foomamka Maalinta faaruqinta, gasacadaha waa
in la dhigaa meel ugu badnaan 5 mitir
u jirta wadada dhinaceeda meesha uu
imaado gaariga kaxeeyo qashinka si
Pizza, yoogar, aanu u faaruqino.
sanduuqyada badarka Daasadaha cabitaanka ee aan
dukaanka lagu celin karin Saacada 06.00
Gasacadaha loo saarayo faaruqinta waa
inaan la soo bixiyo laga bilaabo 06.00
Duubabka qalajinta madhan iyo
haddii aad rabto inaad hubiso in la
duub warqadaha musqusha Koofiyadaha iyo
faaruqi doono.
daboolka birta ah
Si dabacsan
ku dhex tuur
gasacadi- Si dabacsan
hii loogu ku dhex tuur
talagalay kar- gasacadaha
toonada iyo galaaska iyo
waraaqaha. birta.
Hagaha kala-soocidda waa iskaashi
ka dhexeeya Hallingdal Renovasjon
iyo Hallingdal Bærekraft
Tekst er automatisk ekstrahert fra originaldokumentet. For autoritativt innhold, se originalfilen.